DEG DEG : Warsaxaafadeed Kasoo baxay Wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa Digniin loogu diray cid kasta oo xariir dhow layeelata Alshabaab iyadoo Dowladu sheegtay in tilaabo sharci ah ay ka qaadeyso cidii u hogaansanta Amarada Alshabaab.

Warkaan ayaa kusoo adaaya iyadoo maanta ay Alshabaab soo bandhigeen 90 oday dhaqameed oo ay kusheegeen ergadii Soo xushay Baarlamaanka.




Source