Laanta idaacadda P4 Örebro oo bilaabi doonta jimcada foodda innagu soo haysa barnaamij jimceeysi ah oo si toos ah looga sii deeyn doono faras magaalaha xaafadda Vivalla. Reer Örebro xaafaddiinnii ayaa la idiinku iman, marka yaan salaanta iyo fikirrada la iska xasdin.

Barnaamijka nasteexada jimacada ee xaafadda Vivalla – Radio Sweden Somali – Raadiyaha Iswiidhen

Halka ay gaba gaba tahay farxaddii kuleeylaha ayay laanta idaacadda ee P4 Örebro doonaysaa inay ku buuxsi barnaamij ay ugu magac dartay After Work oo macnaheedu …


Source