Kulan wanaagsan dhageyste, waa Fatuma Taxadar Yusuf oo idiin Soo jeedin Doonta Idaacadda Duhurnimo. Qodobbada aad ku maqli doontaanna waxaa ka mid ah:

Madaxweynaha Brazil oo ciidamada milatariga ee dalkaasi ku amray inay ka hortagaan dabka ka holcaya keymaha Amazon.
Kuuriyada Waqooyi oo laba gantaal ku tijaabisay badda ka baxsan xeebeteeda bari.
Ahlu-Sunna Waljamaaca, oo soo sartay go'aanno ay kaga hor yimaadeen qorshaha dib u heshiisiinta ee ay Galmudug ka waddo Xukuumadda Somaliya

Fadlan Aragtidiina Halkan noogu reeba .
Mahadsanidiin.




BBC Somali TV