Dowlada Somaliya ayaa magaalada Muqdisho kasoo daad gureyneysa ergadii ka qeybgeli laheyd shirka dib u heshiisiinta beelaha Galmudug oo horey u iclaamisay dowladu Beelaha daga Galmudug ayaa qaarkood sheekeen inaysan ka qeybgeli doonin shirka dib u heshiisiineed ee wado dowladu waana sababta keentay in dowladu dad ka keento Muqdisho maadaama dadka deegaanku diideen Dad badan ayaa isweydiinaya hadii dadka jooga deegaanka aan la isku keenin faa,iidada ka dhalan karta in la isku keeno dad laga keenay Muqdisho oo aan horey tabasho uga dhaxeyn… [ 82 more words ]
https://www.goboladaradio.net/dowlada-somaliya-ayaa-magaal…/

Dowlada Somaliya ayaa magaalada Muqdisho kasoo daad gureyneysa ergadii ka qeybgeli laheyd shirka dib u heshiisiinta beelaha Galmudug oo horey u iclaamisay dowladu

Dowlada Somaliya ayaa magaalada Muqdisho kasoo daad gureyneysa ergadii ka qeybgeli laheyd shirka dib u heshiisiinta beelaha Galmudug oo horey u iclaamisay dowladu Beelaha daga Galmudug ayaa qaarkoo…


Source