Ra’iisulwasaare Khayre ayaa maanta Muqdisho kula kulmay gudiga dhismaha garoonka kubada cagta Cadaado iyo gudoomiyaha isboortiga Galmudug

Khayre ayaa 150,000 Boqol iyo Konton kun oo doller ku shubay Akoonka gudiga

Lacagtan ayaa horey Raiisulwasaare Khayre ugu balanqaaday dhismaha garoonka kubada cagta Cadaado






Source