Natiijadii Imtixaanka Fasalka 12aad ee Heer Qaran Oo La shaaciyay.

Wasaarada waxbarashada JDFI ayaa maanta Sitoosa u Shaacisay Natiijada Imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad.

Haddaba, ardayda imtixaankan galay ee fasalka 12aad ayaa waxa uu arday kastaa natiijada imtixaanka ka helikaraa isaga galinaya lambarka arday kasta u gaarka ah ee loo yaqaano Admission card ku qora inta uu booqdo shabakada wasaarada waxbarashada JDFI oo ah:- http://www.nae.gov.et/

SRTV.




Source