Guddiga shirka dib u heshiisiinta beelaha Galmudug ayaa soo saaray
habraaca cusub oo loo marayo shirka oo dhawaan furmayo oo la filayo inuu furmo 17-ka bishan.




Source