DAAWO: Waxaa maanta Kismaayo lagu dhaariyay xildhibaanadii ay ansixiyeen guddiga doorashada Jubbaland iyadoo islamarkaana guddi doorasho oo mucaaradku ay barbar wadeen iyaguna ku dhawaaqay liis kale oo xubno baarlamaani ah.




BBC Somali TV