Filed under: Wararka maanta |

13 August 2019 (Puntlandes) Dowladda Puntland waxay u hambalyaynaysaa Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka Labaad ee Jubbaland, sidoo kale Puntland waxay bogaadinaysaa sida ay u socoto hanaanka Doorasho ee Jubbaland.

Puntlandes.com

 



Puntland24 News