Xulka Algeria ayaa usoo baxay Semi finaalka AFCON kadib markii ay ka adkaadeen xulka ivory coast Algeria ayaana rigoorayaal 3_ 4 ku soo baxaday HAMPALYO Mahrez iyo Algeria

Yaa Urajayneesaa Sanadkaan ?




Source