Wasiirka Arimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Mudane Ahmed Isse Awad oo maanta booqasho rasmi ah ku yimid Dalka Ireland. Wasiirka ayaa inta uu joogo dalka Ireland, la yeelan doona kulamo dhiigisa dalka Ireland iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan guud ahaan Dalka Ireland.







Source