Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya, Xassan Cali Kheyre ayaa $ 220, 000 (Laba boqol iyo labaatan kun oo doollar) ku taageeray dhismaha garoonka cayaaraha Cawaale, waxaana la xaqiijiyay in lagu soo diray Akoonka guddiga dhismaha “Cawaale”.




Source