Qaraxyo xoogan oo ka dhacay qabri aas loogu sameynayay Sargaal ka tirsanaa ciidanka Liibiya

Qaraxyo xoogan oo ka dhacay qabri aas loogu sameynayay Sargaal ka tirsanaa ciidanka Liibiya

Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhintay halka 33 kalena ay ku dhaawacmeen kadib markii laba gaari oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa ay ku qarxeen meel u dhow magaalada Benghazi ee bariga Liibiya. Arintaan ayaa timid iyadoo aas loo sameynayay sargaal sare oo ka tirsanaa milatariga Liibiya. Afhayeenka wa…


Source