Gudoomiyaha xafiiska siyaasada iyo xidhiidhka heer Faderal ee JWXO Mudane Hassan Muhumed aw Macalin ayaa waraysi siiyay Tvga Esat wuxuuna uga waramay Xafiiska ONLF ee laga furi doono magaalada Adiss Ababa taariikhdu markay tahay 13/07/2019 ka oo ku beegan maalinta sabtida ah.

Gudoomiye Hassan ayaa wuxuu ka waramay ergada kasoo qayb gali doonta furitaanka xafiiska ONLF ee magaalada Adiss Ababa.

waxaana kasoo qayb gali doona safiiro, madax ka tirsan dawlada Faderalka Itoobiya, xisbiyada Mucaaradka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Waraysiga oo Faah faahsan hooska daawo daqiiqada 19 aad ayuuna ka bilaaban hayaa.

ONA/Adiss ababa.



Source link