Milatariga Sacuudiga oo la wareegay xarumaha ay ka baxeen ciidanka Imaaraadka ee ku sugnaa Yemen

Milatariga Sacuudiga oo la wareegay xarumaha ay ka baxeen ciidanka Imaaraadka ee ku sugnaa Yemen

Milatariga Sacuudiga ayaa la wareegay gacan ku heynta xeebaha Istaraatiijiga ah ee Bab Al-Mandeb kadib markii Imaaraadka ku dhawaaqay in uu dhimayo tiro ka mid ah ciidanka ka jooga Yemen. La bixitaanka ciidanka Imaaraadka ayaa imaanaya iyadoo isbaheysiga Sacuudiga hogaaminayo uu mudo afar sano ah da…


Source