Milatariga Israel oo dilay sargaal ka tirsanaa ururka Xamaas

Milatariga Israel oo dilay sargaal ka tirsanaa ururka Xamaas

Milatariga Israel ayaa sheegay in ay dileen sargaal ka tirsanaa Ururka Xamaas oo ku soo dhawaaday siliga ay ku xireen magaalada Gaza. War saxaafadeed ka soo baxay Milatariga ayaa lagu sheegay in laba nin oo saarnaa gaariga lagu amray in aysan u soo dhawaan balse ka dhaga Adeegeen. Wasaarada caafimaa…


Source