Maxkamad ku taal Jarmalka oo amartay in la tarxiilo shaqsiyaad ka tirsan kooxda Daacish

Maxkamad ku taal Jarmalka oo amartay in la tarxiilo shaqsiyaad ka tirsan kooxda Daacish

Maxkamad ku taal Jarmalka ayaa ku amartay dowlada in ay tarxiisho haweeney asal ahaan ka soo jeeda dalka Suuriya oo lagu eedeeyay kooxda Daacish iyo sadex caruur ah oo ay Dhashay. Wadamada reer galbeedka gaar ahaan Jarmalka ayaa caqabado ka wajahaya la macaamilka muwaadiniinta ku biireysa dagaal yah…


Source