Maxamed Mistiri Lamajed oo u dhashay dalka Tuniisiya ayaa loo magacaabay kooxda dowladda hoose ee Muqdisho City Club wuxuuna sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay ka shaqeenta Soomaaliya




Source