Ciidanka badda Iiraan oo weeraray markab ganacsi oo laga leeyahay UK

Ciidanka badda Iiraan oo weeraray markab ganacsi oo laga leeyahay UK

Dowlada Ingariiska ayaa sheegtay in sadex doon oo ay leeyihiin ciidanka Iiraan ay isku day aan guuleysan ku weerareen markab ganacsi oo laga leeyahay UK oo marayay gacan biyoodka Hormuz. War saxaafadeed ka soo baxay Khamiistan ayaa lagu xaqiijiyay in doomahan ay ku soo dhawaadeen markabka balse ay h…


Source