Ma ogtahay in madaxweynihi ugu horreeyey ee Somalia Aadan Cadde uu kaalinta hogaaminta wanaagsan kaga horreeyo John F. Kenedy madaxweynihii 35-aad ee Mareykanka oo ay isku waqti ahaayeen iyo Jomo Kenyatta oo ahaa madaxweynihi ugu horreeyey ee Kenya.

Lifaaqa hoose waxaa ku jira sheekada taariikh aadan horey u maqlin oo Sooyaal Media Inc ku eegeyso barnaamijka Taariikh & Tix-raac.

https://youtu.be/twh3BUDwIQE

Aadan Cadde wuxuu ka wanaagsanaa John F. Kenedy iyo Jomo Kenyatta

Subscribe taabo si' aan markasta ugu dhirranno inaan kuu soo gudbinno muuqaal tayo sare leh #Subscribe Please like dheh siina Share garee.


Source