Writen by Qaran News |

Qoraalka uu caawa bartiisa Twitter-ka soo dhigay gudoomiye Cirro waxa uu u dhignaa sidan hoos Ku xusan

Cabdiraxmaan Cirro
@CirroSL
Xilka qabashada doorashooyinka SL ee Wakiilada iyo Deegaankuba waxa uu saaran yahay M.Muuse, Haddii berri la qabanayo doorashooyinka Xisbiga WADDANI waa u diyaar. Waxa aanu diyaar u nahay in qabyooyinka doorashada ee uu dhismaha KDQ ugu horeeyo miiska wada-hadalka lagu dhammeeyo.



Source link