Xildhibaanka dharbaaxay marwo Faaduma Geedi oo la sheegay in dhibaato caafimaad uu Qabo

Xildhibaanka dharbaaxay marwo Faaduma Geedi oo la sheegay in dhibaato caafimaad uu Qabo

Xildhibaanka bariga Wajeer ee gobolka waqooyi Bari Kenya Rashiid Khasim Amiin ayaa ka soo muuqday maxkamada Milimani ee magaalada Nairobi. Mr Khasim oo khamiistii shalay dharbaaxay wakiilka matasha hablaha wajeer marwo Fatuma Gedi ayaa beeniyay in uu wax danbi ah uusan Galin. Balse arintaan ayaa wax…


Source