Writen by Qaran News |

Madaxweyna, Taliyah ciidanka, Gudoomiyaha Maxkamada sare Wasiirk Labada wasaaradood (Wasaarada maaliyada Iyo qorshaynta) Iyo wasiirka warfaafinta, xubno isku HAL beel ah ka soo wada jeeda.

Abidkeed hore umay dhicin tan Iyo intii ay Somaliland jirtay arintani oo kale.

 

Hada aan kuwada nasano Codkii macaanaa ee Xasan Adan Samatar Iyo heestii golaha tawradee Sare.



Source link