#SAWIRO:- Hoolka Xarunta Dowlada hoose ee Degmada galdogob ayaa Gudiga Dibu habaynta Maamulka iyo Haayadaha Dowlada ee Gobolka Mudug oo ay ku wehlinyaan Gudoomiyaha Gobolk Mudug Mudane Axmed Muuse Nuur, Gudoomiye Ku xigeen 2aad ee Gobolka Mudug Maxamed Xassan Waloore iyo Xisaabiyaha,Wasaarada Maaliyada Gobolka Mudug Ismaaciil Cabdinuur Geesey iyo senetorad ka Tirsan Baarlamaanka Somaaliya oo Safar Shaqo ku Joogay Magaalada Galdogob shir Waxay kula yeeshay laamaha Amaanka iyo Maamulka Degmada Galdogob.