Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guulo waaweyn kasoo gaaray safarkiisa muddadii uu ku maqnaa, wuxuuna heshiisyo kala duwan la soo galay dalalkaasi iyo shirkado caalami ah oo u diyaarsan maalgashiga Soomaaliya, gaar ahaan Puntland.




Source