Mahaaharaadyo waa wayn oo Maanta ka dhacay Golada Oromiya waxay ku dhawaaqayeen Dawlada Wali waxaa ka sugayanaa su ,Aalahanagii oon wali wax jawaaba nalaga siinin kuwaaso kala ahaa Finfinee waa xudunta dhulka oromada Iyo af oromada in loo aqoonsado afka fadaraalka
Maad ilawdeen mise waqti dheeriyaad hadana rabtaan Waxaa saale dhalintii jacdoonka oromo waa keeb layuurur waxaan nahay heegan waa hadaldii Muaaharaada ayesha farin kama qodna xaalada itoobiya