“Dowlada loogama baahna in ay xirto masuuul lagu soo eedeeyay musuq maasuq ee waxaa loo bahan yahay in masuuliyiinta la baro nidaaamka dowlada waayo intooda badan wax ka maya qaanan"" sidaa waxaa tiri xildhibaan maryan cariif oo ka mid ah golaha shacabka.
Sidoo kale waxay ka sheekeysay waayo aragnimo iyo shaqooyinkii hore ee ay dalka u soo qabatay.

Youtube kala soco:: https://www.youtube.com/watch?v=eAARyY_YTTA&t=3s




Source