Doorashadii 2020 itoobiya loo balan sanaa wali Laguma heshiinin qaabka ay udhici doonto waxaa socda shirar Joogto ah oo udhaxeeya xisbiyada Mucaaridka ah iyo Dawlada Fedaraalka itoobiya waxaa jira kala argti duwaansho xoogleh oo udhaxaysa xisbiyada kala matalaya qoomiyadaha kala Duwan xisbiyada Mucaaridka waxayba qaar xulafo yihiin Raiysal Wasaaraha itoobiya Abiye

Ahmed lama saadaalin karo xaalada itoobiya Meeshay ku Danbayn doonto fari kama qodna



Source