Diyaaradaha dagaalka Isra,iil oo duqeyn ka Geestay magaalada Gaza

Diyaaradaha dagaalka Isra,iil oo duqeyn ka Geestay magaalada Gaza

Diyaaradaha dagaalka ee Israa,iil ayaa duqeyn ka geestay magaalada Gaza ee dalka Falastiin gaar ahaan goobo ay ku tuhmayaan Ururka Xamaas. Duqeynta ayaa timid kadib markii gantaalo xoogan oo laga soo tuuray dhanka magaalada Gaza ay ku dhaceen koonfurta Israa,iil. Arintaan ayaa lagu xaqiijiyay war sa…


Source