DEG DEG: Dad la sheegay iney ka caroodeen wiil dhallinyara ah oo caawa lagu dilay Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa toogtay 9 ruux oo la tilmaamay iney ka soo kala jeedaan Koonfur Galbeed iyo Hir-Shabeelle.

Kasmaal Media.



Source