Congress-ka Mareykanka oo u codeynaya sharci Trump ka mamnuucaya in uu hub ka Iibiyo Sacuudiga

Congress-ka Mareykanka oo u codeynaya sharci Trump ka mamnuucaya in uu hub ka Iibiyo Sacuudiga

Afhayeenka aqalka hoose ee Mareykanka Nancy Pelosi ayaa sheegtay in Congress-ka uu xanibaad saari doono hubka Mareykanka uu ka iibinayo dowlada Sacuudiga. Arintaan ayaa timid iyadoo ay soo baxayeen bilihii la soo dhaafay cabsida laga qabo in hubkaan culus loo adeegsan karo dagaalka Isbaheysiga Sacuu…


Source