Allaha Unaxariistee Magaalada Gaalkacyo ayaa Lagu Dilay Cali Dhiif Oo ka Mid Ahaa Ciidanka Nabad Sugida Galmudug.

Kooxo Bastoolado Ku Hubeysan Ayaa Dilka Geystay Goobtiina Way Ka Baxsadeen.



Source