Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Boosaaso inoo ka daadihinaya Axmed Shiikh Maxamed (Tallman).

Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad.



Source link