Ciidamada Somaliland oo soo badbaadiyay canug suuli lagu riday (SAWIRRO)

Ciidamada Somaliland oo soo badbaadiyay canug suuli lagu riday (SAWIRRO)

Ciidamada Dab Damiska Somaliland ayaa maanta soo badbaadiyay canug yar oo umul ahaa, ka dib markii lagu dhex riday suuli. Dhacdadan oo argagax gelisay bulshada ayaa waxay maanta ka dhacday xaafadda October ee Magaalada Hargeysa. "Maanta waxaa inoo timid haweeney inaga codsatay in suuli la siiyo, mar…


Source